Qodaalka Ceelasha Biyaha

Dayah Drilling Inc Waxay khibrad dheer u leedahay qodista Ceelasha. Sharikadu waxay mudo kabadan dho show more
Dayah Drilling Inc Waxay khibrad dheer u leedahay qodista Ceelasha. Sharikadu waxay mudo kabadan dhowr iyo toban sano kaqoday mashaariic waawayn oo ay mid yihiin qodaal ceelal dhulka hoostiisa oo ay ku jiraan xidhista nidaamka bumka soo saara biyaha iyadoo isla markaana sharikadu hri geliso khidmada ceel qodista iyo dayac tirka ceelasha xumaada
show less

Biyo Gelinta Magaalada

Sharikada Dayah Drilling Inc. iyadoo u khidmaynaysa Adeega biyaha ee gobolka cayn Waxay ku guulaysat show more
Sharikada Dayah Drilling Inc. iyadoo u khidmaynaysa Adeega biyaha ee gobolka cayn Waxay ku guulaysatay inay ka hirgeliso biyo gelin guryaha magaalada Buuhoodle ee caasimada gobolka cayn.

Waxaa ay marayaan tirada guryaha ee ilaa hada ay gaadheen biyuhu in kanadan 160 guri. Sharikadu waxay ku talo jirtaa qorshe ah inay ku balaadhiso biyo gelinta guryaha magaalada buuhoodle sanadka 2019

show less

Kaalmada Abaaraha iyo Xoolo Waraabinta

Sharikada Dayah Drilling Inc. iyadoo u khidmaynaysa Adeega Bulshada iyo Xoolaha gobolka Cayn Waxay u show more
Sharikada Dayah Drilling Inc. iyadoo u khidmaynaysa Adeega Bulshada iyo Xoolaha gobolka Cayn Waxay u taagan tahay habayn iyo maalinba waraabinta xoolaha iyo bahaainka gobolka cayn, caawinta iyo bad baadinta xiliga abraaraha iyo jiilaalka

Waxaa ay marayaan tirada xoolaha kacaba ceelka Dayah Drilling Inc in kabadan kumanaan neef oo xoolo ah oo isugu jira Geel , Lo iyo Adhiba. show less

Biyo Macaanaynta

Sharikada Dayah drilling Inc. kadid markii ay ogaatay baahida magaalada Buuhoodle ee gobolka cayn in show more
Sharikada Dayah drilling Inc. kadid markii ay ogaatay baahida magaalada Buuhoodle ee gobolka cayn in ay sii kordhayso baahida looqabo helista biyo macaan ayaa waxay sharikadu qorshaynayaa sidii ay usuurto gelin lahayd in ay macaanayso ama fududayso biyaha kasoo baxa celka Dayax drilling. Aritaa oo wax aad u wayn laga filayo inay ka gaysato wanaag magaalada buuhoodle iyo nawaaxideeda dhinac bulsho , caafimaad iyo horumarba show less