Biyo Macaanaynta

Sharikada Dayah drilling Inc. kadid markii ay ogaatay baahida magaalada Buuhoodle ee gobolka cayn in show more
Sharikada Dayah drilling Inc. kadid markii ay ogaatay baahida magaalada Buuhoodle ee gobolka cayn in ay sii kordhayso baahida looqabo helista biyo macaan ayaa waxay sharikadu qorshaynayaa sidii ay usuurto gelin lahayd in ay macaanayso ama fududayso biyaha kasoo baxa celka Dayax drilling. Aritaa oo wax aad u wayn laga filayo inay ka gaysato wanaag magaalada buuhoodle iyo nawaaxideeda dhinac bulsho , caafimaad iyo horumarba show less