Biyo Gelinta Magaalada

Sharikada Dayah Drilling Inc. iyadoo u khidmaynaysa Adeega biyaha ee gobolka cayn Waxay ku guulaysat show more
Sharikada Dayah Drilling Inc. iyadoo u khidmaynaysa Adeega biyaha ee gobolka cayn Waxay ku guulaysatay inay ka hirgeliso biyo gelin guryaha magaalada Buuhoodle ee caasimada gobolka cayn.

Waxaa ay marayaan tirada guryaha ee ilaa hada ay gaadheen biyuhu in kanadan 160 guri. Sharikadu waxay ku talo jirtaa qorshe ah inay ku balaadhiso biyo gelinta guryaha magaalada buuhoodle sanadka 2019

show less